Wasaaradda Maaliyada Puntland oo soo rogtay Canshuur ka yaabisay dad badan

Wasaaradda Maaliyadda Dowlad goboleedka Puntland ayaa shaacisay lacago canshuuro ah lagu soo rogay lamaanaha is furaya. Wasiirka Maaliyadda Puntland C/llaahi Siciid Caarshe ayaa sheegay in lacag dhan $20 Dollar oo canshuur ah ay ku waajibtay nin kasta oo xaaskiisa furaya ee soo raaciya warqadda dalaaq-muujinta ah. Caarshe ayaa hadalkan ka sheegay munaasabad lagu daahfuray qabyo-tirka … Continue reading Wasaaradda Maaliyada Puntland oo soo rogtay Canshuur ka yaabisay dad badan